Mahdi Guuleed oo Magacaabistii ugu Dambeesay sameeyay (Daawo Sawirada)

Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Guddigan uu magacaabay Mahdi Guuleed ayaa dhamaan ah Wasiiro marka laga reebo Xoghayaha joogtada ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha, waxaana guddigan ka shaqeyn doonaan sidii uu xilka ula wareegi … Continue reading Mahdi Guuleed oo Magacaabistii ugu Dambeesay sameeyay (Daawo Sawirada)